21/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

ARAABINEWS

Xisbiga Wadani oo iska difaacay eedaymo uga yimi dhigooda Kulmiye

Xisbiga Wadani ayaa iska difaacay eedaymo uga yimi dhigooda Kulmiye. Xiisada doorashada ayaa meel kulul maraysa inkastoo qabyaaladu xoogeysatey hadaana waxa badan dadka caadi u doonaya isbedel.

 




Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS