X

Xisbiga Wadani oo ka hadlay shirkad Muuse Biixi ka furtey Dubay oo muran badan dhalisay

Xisbiga Wadani ayaa ka hadlay shirkad Muuse Biixi ka furtey Dubay oo muran badan dhalisayay. Shirkadan ayay sheegeen in lagu boobayo hantida shacabka. Waxa furitaankeeda lahaa wiil Siilaanyo sodog u ahaa iyo wasiir Sacad Cali Shire.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=InK59YkvTuA[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.