21/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Xisbiga Wadani oo ka qayliyay cashuur Muuse Biixi ku korodhsadey gawaadhida

Xisbiga Wadani ayaa ka qayliyay cashuur Muuse Biixi ku korodhsadey gawaadhida oo taarikada laga bedelay. Xisbiga Wadani ayaa talaabadan cashuurta labada jeer ku tilmaamey mid shacabka lagu dhacayo.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=YNcSAVX-7uE[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS