X

Xisbiga Wadani oo magacaabay masuuliyin cusub

Gudoomiyaha xisbiga Wadani ayaa warqad uu ku saxiixan yahay ku magacaabay xilal cusub iyo masuuliyiinta qaban doona. Doorashada golaha deegaanka ayaa Muuse Biixi diidan yahay inuu qabto ilaa hadda.


[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=oSWSHh96XUs[/embedyt]


Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.