X

Xildhibaan Cartan Cusmaan oo dalbadey in la eryo carabta Imaaraadka

Xildhibaan Cartan Cusmaan ayaa dalbadey in la eryo carabta Imaaraadka. Xildhibaanka ayaa sheegay in iyagu fuliyeen heshiiska abaalna looga dhigey in alaab duuga la keeno Bebera. Garoonkayagii aaway waxay ka dhigayaan xero milatari.


[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=yRqKpkJMi3A[/embedyt]


Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.