12/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Xisbiga Wadani oo markale cudud xoogan ku soo bandhigey Boorama iyo hadaladii laga jeediyay

Xisbiga Wadani ayaa markale cudud xoogan ku soo bandhigey Boorama iyo hadaladii laga jeediyay goobta. Ololaha xisbiyada Somaliland ayaa si xawliya uga socda deegaanada hoostaga Somaliland ayadoo doorashada la filayo usbuucyada soo socda.

 





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS