X

Madaxweye Farmaajo oo ka qaybgalay caleemo-saarka Laftagareen

Madaxweynaha Somaliya Farmaajo ayaa zBsydhabo boowdey halkaas oo Maanta lagu caleemo saarsyo madsxa cusub ee Koofur Galberd Laftagareen.


Waxaana Garoonka Diyaaradaha Magalada Baydhabo ku soo dhaweeyay Madaxweynaha KG Laftagareen,  Gudomiyaha Baarlamanka Soomaaliya iyo Gudoomiyaha Baarlamanka KG ,mas’uliyiin kala Duwan iyo ururrada Bulshada ra’idka Baydhabo.


Dawlada dhexe ayaa isku fidinaysa maamulada gobolada si dalka loo mideeyo oo u yeeshi cashier mida iyo amni wada socda galka qolo kasta,dhinaceeda u socoto

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.