08/02/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Xisbiga Wadani oo rikoodhka jabiyay magaalooyinka Burco iyo Ceerigaabo

Xisbiga Wadani ayaa rikoodhka jabiyay magaalooyinka Burco iyo Ceerigaabo oo dadkii ugu badnaa u soo baxeen. Ololaha xisbiyada Somaliland ayaa galay meel xasaasiya oo dadku jidbeysan yihiin.

 



Hoos ka daawo taageryaasha caasimada Sanaag ee Ceerigaabo





Maxamed  Yuusuf

ARAABINEWS