November 18, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Xisbiga Wadani oo sheegay in ay dib u dhigeen mudaharaadyo ay ku baaqeen+MUUQAAL

Hargeysa–Ku xigeenka xisbiga Wadani Axmed Muumin Seed ayaa sheegay in ay dib u dhigeen mudaharaadkii ay ku baaqeen ee ay ku diidanaayeen mudo kordhinta loo sameeyay Siilaayo oo hawlgaba. Mudaharaadkaas oo ay berito ku baaqeen hadase ay sheegeen in ay soo dhawaatay maalinta lagu sheego la soo noqoshada xoriyada oo aan la garanayn cida ay kala soo noqdeen.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM