24/03/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Xisbiga Wadani oo sheegay in Muuse Biixi hadana ku fashilmey inuu xal keeno

Xisbiga Wadani ayaa sheegay in Muuse Biixi hadana ku fashilmey inuu xal keeno kadib kulan ay la yeesheen sidii doorashada meel loo saari lahaa. Muuse Biixi ayaa ku adkaystey in gudigu joogeyso ee xisbiga Wadani laga rabo xal.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=v8O0-_otTkk[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS