24/03/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Xisbiga Wadani oo sheegay in Muuse Biixi xabsiga u taxaabay tiro badan muddo yar

Xisbiga Wadani ayaa sheegay in Muuse Biixi xabsiga u taxaabay tiro badan muddadaa yar ee uu fadhiyay xilka maamulka. Waxa hoos u dhacay xoriyada iyo maamul wanaaga oo awalba jirin.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=KZvlQPDHYII[/embedyt]




Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS