X

Xisbiga Wadani oo si adag uga hadley balaarinta dekedda Berbera ee Carabtu wadato

Xisbiga Wadani ayaa si adag uga hadley balaarinta dekedda Berbera ee Carabtu wadato. Imaaraadka oo ku xadgubaya qaranimada Somaliya ayaa Berbera ka wada hawlo lagu xumaynayo Somaliya iyo xiriirka ay la leedahay wadamada Muslimka ah.


[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=Hje-Nq8syEA[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.