X

Xasan Cali Kheyre oo la kulmey dhaxalsugaha Sucuudiga: SAWIRO

Xasan Cali Kheyre ayaa la kulmey dhaxalsugaha Sucuudiga. Gacan ku dhiigle Maxamed Salmaan ayaa diidey inuu Somaliya ka qaybqaato horumarkeeda kana doorbidey inuu cadaadiyo.


Kulanka oo ka dhacay qasriga Boqortooyada ayey ra’iisul wasaare Xasan Cali Khayre iyo dhaxal-suge Mohammed bin Salman bin Abdulaziz uga wada hadleen danaha labada qaran.

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre, ayaa shalay qasriga boqortooyada kula kulmay boqorka dalka Sucuudiga, Boqor Salman bin Abdulaziz Al Saud oo ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka laba geesoodka ah ee Soomaaliya iyo Sucuudiga, iskaashiga dhinacyada amniga, dhaqaalaha iyo siyaasadda.


Sucuudiga ayaa ku socda siyaasad go’doona kadib markii Maxamed Salmaan hawada ka qariyay suxufi Jamaal KHasooqi oo ilaa hadda la raadinayo hadduu noolyahay.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.