Xisbiga Wadani ayaa si adag uga hadley doorashada Muuse Biixi dib u dhigey. Xisbiga ayaa sheegay in musuqa guddiga doorashada aan loo dulqaadan doonin horeyna u sheegeen in ayna ka qayb galay doorasho ay gacanta ku hayaan.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=FQAgbbYNYjY[/embedyt]
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS