28/02/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Xisbiga Wadani oo sida fiinta uga qayliyay rag xisbiga ah Muuse Biixi xirxirtey

Waxa caada noqotey sidii Muuse Biixi u yimi inuu dad farabadan jeelka u taxaabay ha ugu yaraato maxaad ii soo hadal. Dadka ugu badan ee la xirey ayaa hal-abuureyaasha iyo dad shacaba oo ka tirsan xisbiga Wadani.





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS