X

Xisbiga Wadani oo soo faqay fadhiidnimada Saylici: Ummada ka hor gudub

Afhayeenka xisbiga wadani ee maamulka Somalilaan ayaa qarxiyay magac cusub oo reer Butco u bixiyeen guddi fadhiida oo uu hogaamiye u yahay fadhiid C/raxmaan Saulici inkastoo dadka badankiisa qabaan inuu ku magacaaban yahay oo keliya. Afhayaan Barkhad Jaamac Xirsi ayaa is weydiiyay lacago badan oo ilaa hadda aan la garanayn halka ay kareem.


Guddigan u xilsaaran ka hortaga cudurka Kooro ayaa afka juuq-gabay, waxayna reer Burco u bixiyeen” guddiga ma tukadeyaasha waayo amar kasta waa masaajida xira.

Barkhad wuxuu soo faqay fadhiidnimada Saylici oo uu sheegay in masuul u hadley Awdal uu sheegay in magaalada Boorama ayna lahayn gaari gurmada. Lacagtii dadkan loogu talogalay aaway ayuu us weydiiyay.


Toban sano ayuu soo fadhiyaa ma wuxuu garan waayay inuu mishaharka uu fadhiga ku qaato uu gaari gurmada uga iibiyo ama kuwan guriga Ka buuxda uu mid ugu deeqo.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.