X

Xisbiga Wadani oo taageero u fidiyay nin lacago soo dhacay oo Hargeysa yimi

Xisbiga Wadani ayaa ka hadley ganacsato fakad ah oo haysta dhalashada Jabuuti lacagana ku qaatey magaca iyo dhalashada Jabuuti. Warshad Kookakoola ah oo uu Hargeysa ka dhisey ganacsade Axmed Cusman Geelle ayaa lagu dhisay lacag deyn ah oo gaaraysa 20 milyan oo doolar oo uu ka qaatey bangi Faransiisa.


Waxaa la sugayaa in madaxweyne Muuse Biixi fuliyo awaamirta maamulka dibna u celiyo ganacsadahaas soo dhacay lacagta kadibna u soo cararay Hargeysa haddii kale waxaan noqon doona meel tuug kastaa ku soo gabado ayuu yiri Cilimi Faarax oo Hargeysa jooga.


Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.