Xisbiga Wadani ayaa talaabo ka qaadi doona cida ka qaybgashay 18 May ee ka tirsan xisbigooda. Xisbiga ayaa hore u sheegay inan 18 May welli la gaarin horena loo marsiin Karin.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=cNrwne3hHRY[/embedyt]
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS