X

Xisbiga Wadani oo u jawaabay wasiir Muuse Biixi ilma adeer yihiin oo aflagaado gaystey

Afhayeenka xisbiga Wadani Barkhad Jaamac ayaa kabaha la dulmaray wasiir ay ilma adeer yihiin Muuse Biixi oo ku magacaaban wadooyinka oo weerar qaawan ku qaaday dhalinyarada gobolka Awdal. Muuse Biixi ayaa aad uga cadhoodey tabashada cusub ee reer Awdal ee awooda si cad loo qaybsado.



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.