Shalay ahayd markii Muuse Biixi Ka baxay heshiis uu la galay xisbiga Wadani oo ah in la kordhiyo tirada gudiga doorashada. Waxa heshiiska diiday golaha uu u badan yahay xisbiga Muuse Biixi taas oo ah khamaar uu Kula socday xisbiga.
Hogaamiyaha xisbiga Wadani Xirsi X Cali ayaa sheegay inuu burburey heshiiskii aan Muuse Biixi la galney maadaama uu Ka baxay.
Maaha markii ugu horeysay ee Muuse Biixi Ka baxo heshiis xilli uu xataa xajkana tagey oo ahayd inuu heshiisyada ixtiraamo.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay