08/02/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Xisbiga Waddani ee Awdal oo war ka soo saaray isku soo baxa berri oo Jimce ah

Xisbiga Waddani ee Awdal ayaa war ka soo saaray isku soo baxa berri oo Jimce ah oo ah maalinta ugu dambeysa ololaha doorashada. Dadka badankiisa ayaa u codeyn doona xisbiga Waddani.



 



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS