12/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Xisbiga Waddani oo jawaab siiyay Kulmiye sheegayna inayna shaki ka qabin guusha

Xisbiga Waddani ayaa jawaab siiyay Kulmiye oo ka hadley doorashada sheegayna inaan shaki kaga jirin guusha ee ay sugayaan natiijada kaliya. Xisbiga Kulmiye afhayeen u hadley ayaa isna xagiisa sheegtay inay ogyihiin natiijada doorashada.





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS