20/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Xisbigii Faysal Waraabe ee Ucid oo xubno muhiima iska casileen

Xisbigii Faysal Waraabe ee Ucid ayaa xubno muhiima iska casileen kadib markii talada xisbiga uu maroorsadey Faysal Waraabe taasina keento in uu noqdo xisbi hal shaqsi haysto. Faysal Waraabe ayaa diyaarinaya shir uu ku magacaabo ku xigeen reer Soola.

 



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS