X

Xisbulah oo soo bandhigtey sidey u burburisay taangi Yuhuudi leedahay

Ururka aadka u xoogweun ee Xisbulah ayaa soo bandhigey sidey u burburisay taangi Yuhuudi lahaa oo marayay wado ku taal xadka beenta ah ee ay la wadaagaan Lubnaan. Xisbulah ayaa ku biurburisey gantaal.lidka taangiyada.

uhuuda ayaa sida caadada ah beenisay in taangi laga gubey. Dagaalyahanada Xisbulah ayaa si toosa u garaacay taangigaa ayagoo isticmaalayo Lidia taangiga nooca aanu Ka fakan Karin.

Dhinaca kale hogaamiyaha Xisbulah Nasrulah ayaa wacad ku maray inuu wacdaro tuso Yuhuuda oo diyaarado aan la wadin ku basaasta Lubnaan.

/p>

“Askartaada ku jirta xadka waxayan Lu haynaa shiishka mana baxsan doonaan haday weerar soo qaadaan ayuu yiri Nasrulah.

Sanadii 2006 ayay ahayd markii Yuhuudu xasuuqdey shacab reer Lubnaana oo gaaraya 1200 halka askarta Xisbulah aan waxba gaarin hadase awooda Xisbulah ay Ka soo balaaran tahay.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.