Xildhibaan Faroole oo ku soo baxay kuraasta aqalka sare ee lagu dhacayo xoolaha masaakiinta ayaa diidey hadalka soo yeeray gudoomiyaha gudiga doorashada dadban.
Gudoomiyaha doorashada dadban ayaa sheegay in xildhibaanadu ka soo xaadiraan Muqdisho si loo siiyo kaadhadhka aqoonsiga kadibna loo bilaabo is aragooda.
Faroole ayaa ku tilmaamay talaabo caruureed kuna sheegay gudoomiyaha doorashada in uu yahay nin Xasan Sheekh ay isku dhow yihiin, wuxuuna dalbadey in kaadhadhka qofka kasta loogu geeyo gobolkiisa.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay