X

Xildhibaanada Saylac oo cabasho u diray isla Siilaanyaha lacagta ka gurta: ARKA CALAACALKA

Saylac–Iyadoo hooyo reer Lawyacado ah ku qudhbaxday kadib markii wakiilka SNM u jooga kastanka uu waydiistay baadii waxa Lawyacado ka jirta banaanbax looga adeegsaday rasaas. Waxase taas ka daran in isla kuwii ay doorteen ay cabasho oohina u soo diraan isla Silaanoy oo inadeerkii reer Burco ka shaqaalaysiiyay Lawyacado.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.