X

Masuul sare oo ka tirsan Awdalstate oo booqday safka hore ee kacdoonka reer Adal+MUUQAAL

Awdal–Mudane Maxamed Dugsiiye oo ah masuul sare oo ka tirsan Awdalstate ayaa booqday jiida hore ee kacdoonka halkaas oo uu kula kulmay shacabka reer Adal oo ku soo dhaweeyay gacmo furan una balan qaaday in ay heeryada iska dulqaadaan.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.