12/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

ARAABINEWS

Xoghayaha xisbiga Wadani Uurcade oo sheegay inuu shirweyne qabanayo

Xoghayaha guud ee xisbiga Wadani Uurcade ayaa sheegay inuu shirweyne qabanayo xilli la isku dayay in la xaliyo khilaaf u dhexeeya isaga iyo gudoomiyaha xisbiga Ciro.

[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=Xjw4Yr7u-pQ[/embedyt]

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS