X

Xoghaye cusub oo la dhaariyay

Waxa maanta la dhaariyay xoghaye cusub oo bedeli doona xoghayihii hore u jiray. Xoghayahan cusub ayaa hore uga soo shaqayn jirey waax muhiima waxna ka og arimaha bani aadamnimada.

António Guterres ayaa loo dhaariyay xoghayaha cusub ee qaramada midoobey wuxuuna bedeli doonaa Banki Moon.

Antonio ayaa ahaan jirey raiisal wasaarihii hore ee Bortuqaal.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.