18/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Xoogaga Liibiya oo guryihii u dambeeyay ka sifaynaya argagixisada Daacish: SAWIRADII u dambeeyay

Shalay ayay ahayd matrkii xoogaga Liibiya oo markii ugu horeysay taageero circa ah ka helay Maraykanka iyo Ingiriiska ay dib u qabsadeen hool weyn oo ku yaal bartamaha magaalada reer galbeedku burburiyay ee Sirte.

Hoolkan ayaa waxa ku shiri jirey madaxda Afrika intii Liibiya ayna soo weerarin reer galbeedka dalka dib u dhigin qarniyo. Liibiya ayay adagtahay sidey ku hesho dawlad xoogleh waxa dalku u gacangelay isla kuwii burburiyay.

Waxa taas ka daran waxa Liibiya hoy u noqotey argagixisada ugu xun argagixisooyinka caalamka ee Daacish.. Waana ta la rabo in dalku aanu u gacangelin.

awvfed

as aw de ed qa sw vf xs

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS