X

Xoolo gaaraya 3000 oo adhi oo ku xaniban dekedda Boosaaso iyo shirka Carabta oo diidan

Xoolo gaaraya 3000 oo adhi ayaa ku xaniban dekedda Boosaaso iyo shirka Carabta oo diidan. Xoolahan oo ganacsato Somaliyeed leeyihiin ayaa ka yimi Kismaayo.



Markabka ayaa la sheegayaa inuu ciladeysan yahay oo aanu ku sioo xiran Karin dekeda, waxana shirkada Carabta ee DP-World loosheegay inay xoolaha badbaadiyan.



Shirkada ayaa ka dhega adaytey mase jiro amar xoogan oo ka imanaya maamulka Puntland si xoolahaas loo badbaadiyo. Xoolahan ayaa badda ku jirey muddo sadex usbuuca.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.