22/03/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Xoriyada aan maanta haysano dhayal laguma bixin: Farmaajo: SAWIRO

Xoriyada aan maanta haysano dhayal laguma bixin waa hadalkii madaxweyne Farmaajo ka jeediyay calan saarka maalinta weyn ee 26 Juun oo xalay la sudhey calanka.

Madaxweynaha ayaa tilmaamay in masuuliyad weyn ay ka saarantahay qof kasta oo Soomaali ah xaqiijinta hiigsiga soojireenka ah ee ku qotoma Soomaali xor ah oo mideeysan.



“Xorriyadda aan maanta ku naalooneyno waa mid lagu soo bixiyay dhiig iyo dhaqaale, maanta waxaan joognaa guul taasoo kasoo bilaabatay 1960kii markii ay waqooyi iyo koonfur isku darsameen. Guushaas waxay ahayd mid ummadda u horseeday Soomaalinimo iyo midnimo.”



C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS