21/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Xasuuqa salafiga Sucuudigu ka wado Yaman iyo guryo shacab oo ay duqeeyeen: ARAG caruur iyo waayeel gubtey

Sanca–Salafiga xukuma Sucuudiga ayaa raba in caqiiqada kooxda Salafiga uu ku dabaqo Yaman wana halka dagaalka uu ku qaaday Yaman salka ku hayo. Diyaaradaha Salafiga Sucuudiga oo adeegsanaya sirdoonka Maraykanka iyo Yuhuuda ayaa duqeyn joogta ah ku haya caasimada lagu kala tagey ee Yaman ,dueyntii ugu dambeysay ayay qaarna dileen qaarna dhaawac ugu gaysteen guri ay ka jiraan caruur iyo waayeel.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS