03/03/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Xubin ka tirsanaa kacdoonkii Suldaan Wabar oo beeniyay inuu jiro heshiis ay la galeen Muuse Biixi

Xubin ka tirsanaa kacdoonkii Suldaan Wabar ayaa beeniyay inuu jiro heshiis ay la galeen Muuse Biixi amaba maamulka Somaliland xilligii ay isa soo dhiibeen. Ismaaciil Geelle Cadar ayaa dhinaca kale taageeray shirkii Garxajis )ISAAQ) weydiiyayna inay kuraasta ka kici doonaan.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=XHKKpnBfh4w[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS