Xubnihii loo doortey gudiga doorashada afhayeenka barlamaanka. Shan iyo toban xubnood ayaa loo doortey diyaarinta doorashada afhayeenka barlamaanka/. Isla xubnahaas ayaa iska dhex doortey xubintii hogaamin lahayd.
Xildhibaan Nuur Iidow Bayle ayaa hoggaamin doona Guddiga tan iyo inta laga gaaraayo doorashadda Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS