X

Xubno ku biiray xisbiga Wadani oo Hadley iyo xilliga la qabanayo shirweynaha

Xisbiga Wadani ee maamulka Somaliland ayaa ansixiyay xubno cusub oo ku soo biirey oo gaaraya ilaa sideed. Waxa kale oo xisbigu isku raacay in muddo sanad ah lagu diyaariyo shirweynaha guud ee xisbiga.



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.