Xujeydii ugu horeeyay ee Somaliyeed ayaa gaaray xajka. Arintan ayaa imaanaysa ayadoo la xaliyay diyaaradaha ka qaadi doona kadib markii Sucuudigu diidey in diyaaradaha qaar soo galaan hawada Sucuudiga.
Waxana ka faaiideystay diyaarada Sucuudiga oo qaadey rakaabka qaar. Xujeydan oo tiro ahaan gaaraya 70 ayaa waxa diyaarad ku cusub saaxada Somaliya.
Xujeyda ayaa waxa Sucuudiga ku soo dhaweeyay masuuliyiinta wasaarada diinta iyo awqaafta ee dawlada Somaliya.
style=”text-align: justify;”>C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay