16/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Xukuumada Somaliya oo hadda rabta in ay dib u eegto heshiiskii shirkada Favari loogu wareejiyay madaarka

Wasiirka duulista hawada dawlada Somaliya mudane Jengali ayaa shaaca ka qaaday in dib u eegis lagu sameeyo heshiiskii shirkada Favari kula wareegtay madaarka Muqdisho iyadoo ay jiraan aragtiyio ah in wado qaldan loo maray dawladuna dareensantay in shirkadu lacag badan ka samayso madaarka.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS