November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Xulka kubada cagta ee Gaana oo garaacay xulka dalkaasi Aljeeriya iyo ciyaartii Senegal iyo Koofur Afrika

Koobka xulalka Afrika ee ka dhacaya Igwatooriyal Gini ayaa caawa kooxda dalkaasi Gaana ay garaacday xulka dalkaasi Aljeeriya ciyaar aad u adkeyd oo ayna fursad sidaa u badan. Kabtanka kooxda Gaana Asoomah Gayaan ayaa ciyaarta qaybteedii dambe dhaliyay gool badbaadiyay kooxda.

Dhinaca kale kooxaha Senegal iyo Koofur Afrika aya iyaguna barbaro galay waxana xumaatay rajada ay ku soo baxayso kooxda Koofur Afrika oo hadda fadhida qaybta ugu dambeysa.

_80485587_gyan[1] _80485590_ghana_algeria[1] _80486205_gyan__goal[1] _80488259_southafrica[1]

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS