10/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Xulka la filayo in ay qaadaan koobka Afrika Ivory Coast oo garaacday xulka Congo

Xulka kubada cagta ee dalkaasi Ivory Coast oo laga baqayo in ay qaadaan koobka Afrika sanadkan ayaa u soo gudubtey ciyaarta kama dambeysta kadibb markii ay garaacday xulka dalkaasi Jamhuuriya Congo. Xulka Ivory Coast ayaa la yimi ciyaar wanaag iyagoo ku caraabiyay xulka Congo sadex iyo hal.

Ivory Coast ayaa la ciyaari doonta Gaana ama Igwatooriyad Gini oo iyagu berito ku kala bixi doona garoonka weyn ee Igwatooriyad Gini.

Dadka badankiisa ayaa filayo in ciyaarta kama dambeysta ay noqoto Ivory Coast iyto Gaana oo noqon doonta ciyaar xiise leh.

_80793734_ivorycoast[1] _80793749_kanon[1] _80794405_gervinho[1] _80794410_mbokani[1]

ARAABINEWS