X

Xulka Neyjeeriya oo kulul oo hilfaha u qaaday xulka dalka Aysland

Xulka Neyjeeriya oo kulul ayaa hilfaha u qaaday xulka Aysland. Neyjeeriya oo hurdey ciyaartii hore ee ay la ciyaareen Kuruesha ayaa la soo baxay firfircoonaan dheeraada.



Weeraryahanka Muuse ayaa Ayslabd ka dhaliyay laba gool oo isagu keensaday. Goolkii dambe ayaa aad u quruxbadnaa kadib markii uu dhaafay goolyaha iyo difaaca.



Neyjeeriya ayaa ciyarta wareegooda la ciyaaraysa Arjentiina oo Kuruesha ku tumatey xalay. Waxayna noqon doontaa ciyaar kulul.

[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=KIk9avLQSds[/embedyt]

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.