Xulka Qaranka Somaliya oo is abaabulay ayaa ciyaarta koobka kubada aduunka 2018 kula ciyaaray xulka qaranka Niger caasimada Itoobiya ee Addis ababa. Niger ayaa filaysay in ay ku durduriyaan xulka Somaliya laakiin dhalinta ayaa soo bandhigey ciyaar wanaag.
Ciyaarta oo ay kla soo qaybgaleen dadweyne aad u farabadan oo tageere u ahaa xulka Somaliya ayaa noqonaya wareega koowaad ee ciyaarta iyadoo isla wareega kale lagu qabanayo caasimada Itoobiya.
Ugu Danbayntii Ciyaarta ayaa hadda ku soo dhamaatay Wareegii 1aad 0-0 Waxase looga badiyay dalkeena 2-0 ugu dambeyntii waxana la sugayaa waa Wareega 2aad ee ciyaarta Waxaana Xulka Qaranka Soomaaliyeed u saftay Galabta Ciyaar yanada kala ah.
1. Mustaf Khalib Hussein
2. Ali Amin
3. Abdikarin Mahamed
4. Hasan Ali Babay
5. Hassan Ibrahim
6. Osman Haji
7. Mahad Mohamed
8. Ahmed Shegow
9. Abukar Abdikarim
10. Abas Amin Mohamed
11. Abdinasir Ahmed
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS.COM
![somalia_xulka_2[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2015/10/somalia_xulka_21-300x296.jpg)
![somalia_xulka_1[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2015/10/somalia_xulka_11-300x284.jpg)
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay