X

Xulka qaranka Somaliya oo garaacay xulka Itoobiya: SAWIRO

Xulka qaranka Somaliya ayaa garaacay xulka Itoobiya. Ciyaartan koobka Olimbikada Afrika ayaa Somaliya soo bandhigtey ciyaar xiise oo ku garaacdey Itoobiya.


Ciyaartan oo ka dhacdey Addis ababa ayaa xulka da’da yar ciyaar wanaag iyo baas fiican ay si fiican u difaacdeen dhinacooda.


Ugu dambeyn Somaliya ayaa ku badisay hal iyo eber .“Waxa ay inoo tahay sharaf iyo guul in xidiga aan anaga keenay dalka uu maanta qaranka gool u dhaliyo safaradeena kale ee sanadaha soo aadan waxaan rajaynaynaa guul iyo horomar”  ayuu yiri Nuur Xaaji Cabdi Wali oo ahaa macalinkii kooxda qurbajoogta.


Si kastaba ha ahaatee Itoobiya ayaa soo baxdey oo ciyaartii hore ku badisay afar iyo eber.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.