X

Xuska maalinta weyn ee kowda Luulyo oo si weyn looga xusay Muqdisho iyo madaxweynaha oo salaan ka qaatay ciidanka+SAWIRO

Araabinews.com–Maalinta weyn ee kowda Luulyo ee isku imaanshaha gobolada Woqooyi iyo Koofurta oo labaduba iska dulqaaday Ingiriis iyo Talyaani ayaa si weyn looga xusey Muqdisho..xaflad amuurtaas waxa ka qaybgalay madaxweyne Xasan Sheekh iyo madaxda dawlada sida raiisal wasaaraha iyo wasiirada intooda badan. Malintan weyn ayaa lala baxay jamhuuriyada Somaliya waxana meesha ka baxay magacdii gumeystuhu bixiyay ee British Somaliland iyo Italian Somaliland.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM

 

admin:

This website uses cookies.