X

Yaa ka badbaaday guri 7 qol ahaa oo ku basbaaley Muqdisho

Waxa maanta degmada Wardhiigley ee magaalada Muqdisho ku basbaalay guri ka koobnaa 7 qol oo ay deganaayeen ku dhawaad 7 qoys oo kala ah qoyska guriga jiingada ah leh iyo kireystayaal. Dabka guriga haleelay ayaa la sheegay inuu ka kacay koronto ama xadhiga korontada.


Guryaha jiingada ka samaysan ayaan gebi ahaan lahayn nidaamka koronto ee aminga ku salaysan waxana inta badan korontada laga soo geliyaa meelo aan ku haboonayn.

ā€¯Lacagtaa iyaga u daran iyadoo ayna jirin nidaam koronto oo dawladu leedahay maadaama dawlada lafteeda leedahay ayna ku taagneyn dhidibo adag ayuu yiri CAli Calasow.

Qoyska dhibkani ku dhacay ayaa dalbadey gargaar degdega maadaama caawa ayna haysan meel ay seexdaan iyo dheryo ay wax ku karsadaan.


C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.