X

Yaa khiyaameeyay ciidanka xooga ee ka soo baxay deegaano

Wararka aan ka helayno gobolka Hiiraan iyo deegaanadii uu xoreeyay ciidabka xooga iyo dadka deegaanka oo ka barbar dagaalaya ayaa sheegaya in khiyaamo loo dhigay.

Ciidanka ayaa wararku hadda sheegayaan inay ka soo baxeen deegaano dhowr ah oo ay dhawaanta ka saareen dhiigmiiratada Shabaab ayagoo boqolaal ka diley.



Cabsdi xoogan ayaa soo wajahday dadka deegaanka ee tiilooyinkaas maadaama ay dhiigmiiratada oo isa soo bahaysatey ay dib u galeen deegaanada qaar.

Haddaba yaa ka dambeeya khiyaanadan



Sida aan warka ku helayno ciidanka ayaa loo sheegay inay dib u soo baxeen si diyaaradaha aan is wadin loogu duqeeyo dhiigmiiratada maadaama ay wataan dhar isku eg tiina ayan dhicin.

Khiyaamdaan ayaa la aaminsan yahay inay mid badhaadha maadaama kuwa diyaarada hagaya aysan raali ka ahayn in dagaalkiu dhamaado.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.