X

Dadka ceelka biyaha qodayay ee shidaalka helay khasaare ayay ku jiraan

Waxa dhawaan deegaanka Salaxley oo ah duleedka Hargeysa laga helay shidaal kuwii helay ayan garanayn ayagoo raadinaya biyo. Shidaalka ayaa marmar dibedda u soo baxa sida biyaha dhulka ku jiraaba u soo baxaan haddii dhulku dilaaco.



Haddaba dadka shidaalka hekay ee muddada la yaabanaa waxa u fiicnaa inay aamusnaadaan oo ay hawshooda hoos u wataan haddase khasaare ayay ku jiraan waayo waxay gacanta u geliyeen dad aan ehel u ahayn oo ka dul macaashaya.

Maamulka Muuse Biixi ee waqtigiisii dhacay aya markiiba sheegay inay gaalo ula cararayaan oo ka war sugayaan waxa ay yiraahaan halkii ay meel dhow wax ka dooni lahaayeen.



ā€¯Dadkaas deegaanka ee shidaalka helay fariintaan u dirayaa waxay tahay haddii markii hore idin dhaaftey hadda haka ogolaanina in dushiina Muuse Handaraab ku gato ayuu qabaa Xuseen Warsame ceelka idinkaa leh waana shidaal waxa idiin muuqdaa ee wixiina iibsada ayuu raaciyay Xuseen Warsame.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.