X

Yaa ku jira liistada musharixiinta gobolada Woqooyi Galbeed, Togdheer iyo Awdal

Guddiga doorashada dadban ee heer Gobol ayaa soo saarey liiska magacayada musharraxiinta u tartameysa xubnaha aqalka sare ee gobollada Waqooyi.

Doorashada xildhibaanada gobolada Woqooyi ee Somaliland ayaa dib u dhacay kadib markii ay timi muran ku saabsan tirada oo lagu dulmey.

Waxa aad loo adkeeyay goobaha ay doorashadu ka dhacayso waxa xidhey wadooyinka waaweyn ee soo galaya goobta ay doorashadu ka dhacayso.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.