November 18, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Yaa ku soo baxay xildhibaanada aqalka sare ee gobolada Woqooyi ee la doortey maanta

Waxa maanta doorasho ka dhacday Muqdisho lagu doortey lix xildhibaan oo ka soo jeeda beesha ISAAQ ee gobolada Woqooyi ee dalka. Doorashada oo muddo dib u dhacday ayaa manta la qabtey.



Xubnaha la doortay waxaa kamid ah wariye Muno Cumar oo ka shaqeyneysay Tv-ga qaranka Soomaaliya, horeyna ugu soo shaqeysay Horn Afrika.

Xubnaha harsan ee shanta ah ayaa la filayaa in la doorto beri oo isniin ah.



1- Cabdi Xaashi

2- Muxyadiin Sh Ali

3- Mustaf Maxame Qodax

4- Munno Cumar Xassan

5- Cabdikariim Maxamed

6- Xasan Cabdirisaaq Axmed

Warbixintii C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS