X

Yaab Sucuudiga oo dumarkiisa u ogoleyn gaari kaxaynta oo yeeshay feedhyahanad

Sucuudiga oo dumarkiisa u ogoleyn gaari kaxaynta ayaa yeeshay feedhyahanad aad u da’yar oo ka qayb gasha tartanada aduunka qaar. Gabafhan ayaa lagu magacaabaa Duuna Al-ghamidi.



Duuna ayaa waxay sanadkii hore ay ka qaybgashay Tartanka feedhka ee haweenka Carbeed ee lagu qabtay dalkaasi Jordan, sidoo kalena sanadkii bilawga ah waxay ku guuleystay billada Dahabka ah ee tartankaasi.



Ayadoo ka waramaysa dadaalka iyo guusha ay gaartey ayaa waxay tiri Guushani ma aha mid aayar aan gaadhay waxaan soo maray dedaal aad u ballaadhan afar sano ka hor markii aan bilaabay barashada Feedhka waxa uu miisaankaygu ahaa 155kg, balse markii aan 9 bilood waday waxa uu miisaankaygu noqday 90 kg maantana waxa uu miisaankaygu yahay 65 kg waana Ilaahay mahadii”.



Waxa cajiiba ayadoo weliba uu waraystey nin taas oo ka soo horjeeda dhaqanka Sucuudiga.

Rashiid Ceelaabo

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.